4 entries

Articles Published on June 30, 2014

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay Barnaamijka Nabad ku Afura

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo ka hadlay markii ugu horreysay baraamijka nabad ku afur ayaa sheegay inuu yahay mid la doonayo in bulshada iyo maamulku ay ku kala warqaataan.

Col. Tuuryare: Qofkii Al-shabaab ah ee la qabto, Waalidkiisna ha lala soo wado

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya, G/sare C/raxmaan Maxamuud Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa ka dalbaday hay’adaha ammaanka in qofkii Al-shabaab ah ee lasoo qabto lala soo xiro waalidkiis, si sharciga loo wada-horgeeyo.

Kooxda Daacish ee ISIS oo Dalka Ciraaq kaga Dhawaaqay Maamul Islaami ah

Kooxda ISIS ee ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Suuriya ayaa ku dhawaaqay inay sameeyeen maamul Islaami ah oo howshooda ka billaabi doona deegaannada ay kaga sugan yihiin dalalka Ciraaq iyo Suuriya.

War Deg Deg Ah Qarax ay dad ku dhinteen oo Goordhaw ka dhacay Suuq kuyaala Magaalada Muqdisho

Wararka aan goordhaw ka helnay Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Suuq kuyaala Degmadaasi uu ka dhacay Qarax xoogan oo sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS