WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Madaxweynaha Soomaaliya oo umada ugu Hanbalyeeyay Bisha Ramadaan Dilal loo geysatay Askar ka tirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo manta siyaaba kala duwan ugu dhacay Muqdisho Shabaab oo sheegtay in ay kordhin doonto weerarada Xiliga lagu jiro Bisha Ramadaan iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS