4 entries

Articles Published on June 27, 2014

Soomaaliya oo Saxiixday Heshiiska Ciidamada Heeganka ee Dalalka Bariga Africa

Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed.

Ra’iisul Wasaare C/wali iyo Ban Ki-moon oo kulan wada qaatay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu uga mahadceliyay kaalinta muuqata ee Qaramada Midoobay ay ka ciyaarayso dawlad dhisidda Soomaaliya, nabadda iyo xasiloonida.

Munaasabad lagu weeneenayay 26-ka Juun ay kasoo qeyb galeen Wasiiro oo lagu qabtay Turkiga(Daawo Sawirada)

Munaasabad aad ubalaaran oo lagu maamuusaayay 54.guuradii kasoo wareegtay maalintii ay xurroobeen gobolada waqooyi isla markaana ciida Soomaaliyeed laga taaggo calankenna buluuga ee 26 ka june ayaa lagu qabtay caasimadda dalka Turkiga. 

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo Dowlada ka dalbaday in ay cadeyso Gobolka Sh/Hoose halka uu raacsanyahay

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ee Dowlada Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa ka hadlay aqoonsigii Dowlada Soomaaliya u fidisay Maamulka Koonfur Galbeed oo tirsaday Gobolka Shabeelaha Hoose.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS