3 entries

Articles Published on June 25, 2014

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka iyo ku Xigeenkiiisii oo Xilalka laga Qaaday

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxmauud ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka, Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) iyo abaanduulihiisii, Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi, isagoo saraakiil cusub u magacaabaya.

Wasiirada iyo Xildhibaanada Beesha Hawiye oo isku balansaday in aysan shaqeyn ilaa amar dambe(Warbixin)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ugu jira Beesha Hawiye ayaa isku raacay in aysan shaqeyn kana qeyb galin fadhiyada Baarlamaanka Soomaaliya ilaa laga saxayo qalad ay sheegeen in ay galeen Madaxda Dowlada Soomaaliya.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay aragtidooda ku aadan Aqoonsigii Maamulka Koonfur Galbeed

Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha wasiirradu si wadajir ah u soo dhaweeyeen qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS