5 entries

Articles Published on June 23, 2014

Gadaal u dhaxeeyo Shabaab iyo Kenya oo hada ka socda Jubada Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Kenya iyo Dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab uu kasocdo Deegaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubada Hoose.

Deg deg:-Duqeyn ka Dhacday Jasiirada Gudhaa iyo Dagaalamayaal Al-shabaab ah oo lagu Dilay

War qoraal ah oo kasoo baxay  Taliska AMISOM ayaa lagu sheegay in duqeyn xaga cirka ah oo ay fuliyeen diyaradaha AMISOM lagu dilay 80 kamid ah kooxda Alshabab.

Gargaar la gaarsiinayo Dadka ku nool Goobaha laga Saaray Al-shabaab

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya  Cali Abtidoon Xalane ayaa sheegay in Deegaanada Al-shabaab laga saaray ay gaarsiin doonaan gar-gaar.

Al-shabaab oo ka hadlay Duqeeyntii lagu Qaaday Jasiirada Gudhaa

Afhayeenka Al-shabaab ee Dhanka Dagaalka u qaabilsan Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay Wakaalada Wararka ee AFP ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab iyo kuwa Kenya ay ku dagaalameen Jasiirada Gudhaa iyo Caanoole ee Gobolka Jubbada Hoose.

Daawo sawirada:Dawlada Soomaaliya oo manta aqoonsi siisay Maamulkii sadaxda Gobal ee Baydhabo lagu dhisay

Madaxda dowladda Somalia ayaa sheegay inay heshiis dhexdhigeen maamulladii looga dhawaaqay magaalada Baydhabo, iyadoo ay heshiiskaas goobjoog ka ahaayeen madaxweynaha Somalia, guddoomiyaha baarlamaanka iyo ra’iisul wasaaraha.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS