DHAGEYSO WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

wararka aan iddiin heyno waxaa ka mid ah:Raiisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo oo manta Muqdisho ku soo laabtay Dad la sheegay in cuni yari ay ugu geeriyoodeen Dagmada Buula Burde ee Gobalkaasi Hiiraan Saraakiil shabaab ah oo lagu dilay Ceel-Buur iyo shabeelaha Hoose iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS