5 entries

Articles Published on June 15, 2014

Danjiraha Turkiga oo ka Hadlay Hanjabaadaha kaga imaanaya Al-shabaab

Wareysigii danijraha Turkiga ee Soomaaliya uu kaga war-bixinayay howlaha ay Somalia ka wadaan ayaa wuxuu maanta kaga hadlayaa hanjabaadaha Al-shabaab uga imaanaya iyo inay jiraan dalal kale oo caqabad ku ah howlaha ay ka hayaan Soomaaliya, waana kan wargeysiga qaybtiisii labaad.

Qarax Khasaare Nafeed geystay oo Saaka ka dhacay Degmada Xamar-Jajab

Cunug yar ayaa ku geeriyooday, laba kalena way ku dhaawacmeen qarax saakay ka dhacay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir, iyadoo qaraxan uu ka dhacay agagaarka Shineemo Afrika.

Faahfaahin ku saabsan khasaarihii ka dhashay duqeyntii Jasiiradda Madhoba

Guddoomiyaha deegaanka Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose, Faarax Haybe ayaa sheegay in shan qof ay ku dhinteen duqeyn ay Al-shabaab shalay gellinkii dambe u geysatay jasiiradda Madhoba oo ka mid ah kuwa ku yaalla gobolka Jubbada Hoose.

Masuuliyiintii Dowlada ee ka qeyb qaatay Dagaaladii Gobolka Sh/Hoose oo tilaabo adag laga qaadi doono hadii..

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Hoose C/Qaadir Maxamed Nuur (Siidii) oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in tilaabo adag laga qaadi doono Gudoomiyaal Degmoyo oo katirsan Maamulkiisa oo la tuhmayo in ay ka qeyb qaateen Dagaalka Sh/Hoose.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS