3 entries

Articles Published on June 12, 2014

Ciidanka Somaliland oo dul-dagay Taleex iyo Ma’suuliyiintii Khaatumo oo ka baxay

Mas’uuliyiintii maamulka Khaatumo ayaa gebi ahaan ka baxay magaalada Taleex, kaddib markii ciidamada Somaliland ay kusoo dhawaadeen degmadaas.

Kooxo hubeysna oo Weeraray Saldhgyo Ciidan oo ku yaalla Deegaanka Aatto

Kooxo hubeysan ayaa ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa Liyu Police ee deegaanka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ku weeraray deegaanka Aatto oo ku yaalla xuduudda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya kana tirsan gobolka Bakoo

Daawo sawiradda.C/weli Sheekh oo la kulmay Dessalegn kalana Hadlay Qalabeynta Ciidamada

 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Dessalegn. Iyadoo labada mas’uul ay kawada hadleen dadaallada ay dowladda Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, iskaashiga labada dal, qalabeynta ciidamada Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa dagaalka ay labada xukuumadood kula jiraan Al-shabaab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS