Ugu
yaraan 20-qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa ku dhintay, tiro intaas
ka bandanna way ku dhawacmeen dagaal ciidamada Liyuu Boolis ee
ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo dhinac ah
iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Aato ee gobolka Bakool.