WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Wasiirkii amniga Qaranka Soomaaliya oo xilkii iska casilay kadib Qarixii shalay Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu is badal ka dhacayo dalka Soomaaliya xili shalay shabaab ay weerareen Xarunta Barlamaanka Soomaaliya iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS