6 entries

Articles Published on May 25, 2014

Qarax xalay ka dhacay Maqaahi ku taalla dalka Jabuuti oo sababay dhimasho

Ugu yaraan saddex qof oo midi ay haweeney tahay ayaa ku dhintay qarax xalay ka dhacay maqaahi ku taalla magaalada Jabuuti ee xarunta u ah dalka Jabuuti, iyadoo ay ku dhaawacmeen qaraxan 15-qof oo kale.

Xildhibaanada Alle ha u towbad keenaan, hadaad yeelina meel walba la idinku beegsan doonaa”(Cali Dheere)

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab Cali Dheere ayaa mar kale digniin u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii xoogag hubeysan oo ka tirsan Shabaab ay shalay weerareen xarunta Baarlamaanka.

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo aqabalay Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay wasiirkii amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed isagoo ku tilmaamay is-casilaaddan inay tahay tallaabo geesinimo leh.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

Khasaaraha ajaanibta kasoo gaaray qaraxyadii Jabuuti.

Wargaysyada caalamka oo si gaar ah u hadal haysa qaraxyadii ka dhacay magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi ay faafaahin kasoo baxayso.

Madaxweyne Xasan oo ka hadlay Is casilaadii Wasiirkii Amniga Cabdi kariin Guuleed

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta Magaalada Muqdisho Dib ugu soo laabtay ayaa markii  uu soo laabtay Waxaa uu ka hadlay Arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Weerarkii Shalay al shabaab ku qaadeen Xarunta Golaha shacabka Muqdisho iyo is Casilaada Wasiirkii Amniga Qaranka cabdi kariin Xuseen Guuleed oo Xalay Xilka iskaga Dagay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS