7 entries

Articles Published on May 11, 2014

Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Soomalia oo ka socda Muqdisho

Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa haatan ka socda garoonka kubada cagta Banaadir ee degmada C/casiis halkaasoo ay ku sugan yihiin dad aad u fara badan.

Madaxweynaha Somalia oo ku Wajahan Magaalada Kampala ee Dalka Uganda - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/May/wararka_maanta11-46520.htm#sthash.1mNgoG3y.dpuf

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kusii jeeda Kampala, halkaasoo uu kula kulmo doono madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, si ay uga wada tashadaan xaaladaha Soomaaliya, maadaama ay askar badan kaga sugan yihiin Soomaaliya.

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta cod u qaadaya heshiiskii Shirkada FAVORI

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaadaya heshiiskii Shirkada FAVORI kula wareegtay maamulka Garoonka, kadib markii Xildhibaanada Baarlamaanka ay maalmihii la soo dhaafay ka doodayeen.

Tirada dadka ku dhintay biriq ku dhacday deegaanka Biyo cadde oo korortay

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ah biriq gelinkii dambe ee shalay ku dhacday meel ku dhow deegaanka Biyo Cadde oo 40km dhinaca Bari ka xiga magaalada Jowhar.

Dhageyso warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

Mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha oo loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka

Mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaja Gudaha iyo Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa maanta loo gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka, iyadoo Xildhibaanada Baarlamaanka ay bilaabeen inay ka doodaan.

Cod u qaadistii Heshiiskii Shirkada FAVORI ee maamusha Garoonka diyaaradaha oo dib u dhac ku yimid

Waxaa goor dhoweyd uu dib u dhac ku yimid cod u qaadistii lagu waday in maanta Baarlamaanka u qaado Heshiiskii Shirkada FAVORI ee maamusha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo dib u dhacan ay sabab u aheyd kooramka oo loogu tala galay codeynta oo gaari waayay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS