Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka aan manta isooon heyno waxaa ka mid ah:Ciidankii xooga dalka Soomaaliya ee horay loo ruqseeyay oo manta bidab bax ka dhagay muqdisho ardaygii wax ka baraneysay Dugsiyadii dowlada ee ahaa aadan gudsiga oo manta mudaaharaad cabasha ah ka dhigau inla Muqdisho iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  Barnaamijka iyo sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS