6 entries

Articles Published on May 7, 2014

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Raafka ay Kenya ku hayso Soomaalida

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xariga iyo musaafurinta ay dowladda Kenya ku hayso Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Kenya oo laba Ruux oo Soomaali ah u xirtay Qaraxyadii ka dhacay Mombasa

Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa shalay oo Salaaso ahayd amartay in laba ruux oo Soomaali ah oo lagu hayo xabsiga muddo 10-maalmood ah, iyadoo labada qof loo haysto qaraxyo mataano ahaa oo toddobaadkan ka dhacay magaalada Mombasa kuwaas oo dilay afar qof.

Dab xalay ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha oo lagu guuleystay in la damiyo

Dab ayaa xalay ka kacay goob ganacis oo ku taalla suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoo lagu guuleystay in la damiyo, kaddib markii lala galay dagaal xooggan.

Mareykanka oo Xarumo Hubka uu ku keydsado ka furanaya magaalada Muqdisho

Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in laba xarumood oo loogu talagalay Keydka Hubka iyo Dayactirka Hubka lagu sameeyo in dhawaan laga sameyay Xarunta Wasaarada Gaashadhiga ee Magaalada Muqdisho.

Maxkamada Sare ee Kenya oo diiday in Somalida xoog loogu celiyo Xeryaha Qaxootiga

Iyadoo dadka Somalida ah ee lagu soo qab qabtay howlgalada Ciidamada Kenya ay ka sameynayaan Gudaha wadaankaasi dadka la soo qab qabtayna qaar kood loo soo tarxiilay Somalia halka qaarkoodna la geeyay xiryaha Qaxootiga ee dalka Kenya.

Feejignaan la geliyey Ciidanka Ugandha markii la helay Xog sheegeysa falal Argagaxiso

entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS