7 entries

Articles Published on May 4, 2014

TARSAN: "Gudoomoyihiii hore ee maamulkii Bobalka Banaadir oo ugu baaqay Booliisku in ay baraan Dilkii C/kaafi Hilowle"

Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Max'uud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka dalbaday booliiska gobolka Banaadir inay faahfaahin dhab ah ka keenaan sidii uu u dhacay dilkii xoghayihii hore ee gobolka Banaadir oo shalay lagu dilay meel ku dhow isgoyska KM-4 ee Muqdsiho.

Al-Shabaab oo u hanjabay Gudoomiyeyaashii degmooyinka Gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday

Al-Shabaab ayaa ku hanjabtay inay beegsanayaan Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ee xilalka laga qaaday, kuwaasoo ay ku eedeeyeen inay dhib badan u geysteen shacabka.

Roobab lagu diirsaday oo tan iyo xalay ka da'ayay deegaanno ka tirsan G/Sool

Roobab ayaa xalay illaa saaka ka da'ayay deegaannada uu ka kooban yahay gobolka Sool; iyadoo roobabkan ay imaanayaan waqti xaalad adag ay ku jiraan deegaannadaas, gaar ahaan dhinaca biyo la'aanta.

Qarax sababay dhimasha iyo dhaawac xalay ka dhacay Magaalada Bambaaza ee Kenya

Qaraxyo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay magaalada Mombasa ee caasimada labaad ee dalka Kenya, iyadoo ay sii kordheen dhimashada ka dhalatay qaraxyada.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

Wasiirka Tamarta iyo Biyaha oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka ay saameysay biyo la’aanta

Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay saameeysay biyo la’aanta ka jirto deegaanno ka tirsan Gobollada Dhexe ee Dalka.

Madaxweyne Xasan iyo John Karry oo ku kulmay Ethiopia

War qoraal ah oo laga soo saarey wasaarada arimaha dibada ee mareykanka ayaa lagu faah faahiyaay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhex mary madaxweynaha  Somalia mudane Xasan Sh Maxamuud iyo xoghayaha arrimaha dibadda ee mareykanka John Kerry.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS