DHAGEYSO:WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA RADIO SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

wararka aan manta idiin heyno waxaa ka mid ah:Safiirki somalia u fadhiyay Kenya oo muqdisho kusoo laabtay xili ay u yeertay Dowlada si wax looga weeydiyo dhacdadii dhawaan Ciidanka kenya ay xabsiga ku dhigeen Masuul safaarada Soomaaliya ka tirsanaa iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS