6 entries

Articles Published on April 27, 2014

Gabar Soomaali Uur leh oo ka soo dhacday dabaq 3aad ku yaal xaafada Islii, xilli ay iska qarineysay Askarta

Nadiifo Cabdi oo ah Gabar Soomaali uur leh ayaa habeen hore ka soo dhacday dabaq saddexaad oo ku yaala Xaafada Islii ee magaalada Nairobi, xilli ay ka dhuumaneysay Ciidamada Booliska Kenya oo habeen saq dhexe u soo gar-garaacay albaabka.

Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka iyo Safiir kuxigeenka Soomaaliya u fadhiya Kenya

Warar soo baxaayo ayaa sheegaayo in Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabeysa falkii ciidamada booliska Kenya ku xireen Safiir kuxigeenkii ahna Qunsulka Safaarada Soomaaliya u fadhiya Kenya Siyaad Maxamuud Shire ayaa u yeertay Safiirka iyo Qunsulka inay si deg deg ah Muqdisho u yimaadaan.

Danjire Ameeriko “Warqad dacwo ah ayaan ugudbinay Wasaarada A/dibada Kenya”

Safiirka Somaliya ujooga dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)  yaa waxa uu si kulul ucambaareeyey falkii lagu xiray Diblomaasi katirsan Safaarada Somaliya ee dalka Kenya.

Nabadoon caan ka ahaa Gobolka Gedo oo xalay la dilay xili uu kasoo baxay Masjid uu Salaad kusoo dukaday

Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda wali la garan Degmadaasi ku dileen Nabadoon caan ka ahaa Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Balad Xaawo.

Danjire Ameeriko Oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyay

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane Maxamed Cali Ameeriko ayaa barqanimadii maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

DHAGEYSO:WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA RADIO SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS