4 entries

Articles Published on April 25, 2014

Hooyada dhashay wiilkii Taayarka diyaaradda ku safray oo sheegtay in wiilkeeda muddo laga qarinayay

Hooyo Ubax Maxamed C/llaahi oo ah hooyada dhashay wiil 16-jir Soomaali ah oo si layaab leh u hoos galay taayarka diyaarad ku safreysay Gobolada California iyo Hawaii ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in wiilkeeda muddo laga qarinayay.

Sacuudiyaan Al Shabaabka Somaliya xiriir la leh oo lagu xiray dalka Kenya

Sida lagu qorey jariidada The Star ee kasoo baxda dalka Kenya ayaa lagu qorey in booliska dalka Kenya ay gacanta kusoo dhigeen muwadin Saudi Arabian ah oo lagu magacaabo Axmed Hanas oo ku sugnaa xadka ay wadaagan Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan magaala xeebedka Lamu,sida ay booliska ay sheegen waxa uu doonayay in uu kusoo biiro dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.

Muun-gaab “Dhagaxda Shubka ee la dhigay Waddooyinka Muqdisho ma ogolaan doono”+DHAGEYSO

Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Janeral Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) oo xalay ka qeyb galay munaasabad xilka uu kula wareegayey gudoomiyaha Cusub ee degmada Wadajir ayuu kaga hadlay khudbadiisa dhowr arin oo xaalad ka taagan ah Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Q.M oo dawlada Somaliya utababareysa ciidan Amaanka sugaya

Q,M ayaa sheegtay inay dawlada Soomaaliya ka ka taageerayso abuurista ciidamo gaar ah oo ka shaqeeya sugida amaanka dalka gaar ahaan caasimada Muqdisho.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS