7 entries

Articles Published on April 13, 2014

Jan. Darwiish: "Ammaanka Kismaayo wuxuu la mid yahay kan dalka oo dhan ka jira"

Jan. Maxamed Warsame Darwiish oo ah Wasiirka amniga maamulka KMG ah ee Jubaland ayaa ka hadlay xaaladda nabadgelyo xumo ee maalmahaan ka taagan magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay in tan iyo markii la asaasay maamulka Jubaland ay soo hagaageyso nabadgelyada guud ahaan gobolada maamulku uu taliyo.

Xaalada magaalada Kismaayo iyo Socdaalka Raiisul Wasaaraha Soomaaliya

Waxaa manta maalintii labaad ku sugan magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose Wafdi uu hogaaminaayo Raiisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi wali Shiikh Axmed oo ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaano.

Hogaamiyaasha Muslimiinta dalka Kenya oo si kulul uga hadlay raafka Soomaalida

Hogaamiyaasha Muslimiinta dalka Kenya ayaa cambaareeyay howlgalkii xaafada Islii ee dalka Kenya kaasi oo ay ku sheegeen inuu ahaa mid lagu waxyeelaynayay ganacsiga Soomaalida ee dalka Kenya, kadib markii

Madaxweyne Xasan: "Waxaan ka digayaa in nidaamka Federaalka loo adeegsado qabiilkii laga gudbay"

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nidaamka Federaalka ah ee dalka ka hirgelaya waxa uu yahay iyo ujeedada loo sameynayo in maamulada dalka ka jira ay ku dhaqmaan nidaamka Federaalka.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

-Shabaab oo Shaacisay in uu gacanta usoo galay Hub badan ay lahaayeen Ciidamada Itoobiya

Xarakada Al-Shabaab ayaa shaacisay in gacantooda uu soo galay hub badan ay lahaayeen Ciidamada Itoobiya ee dhawaan ku biiray Howlgalka AMISOM, kuwaa oo dhawaan guluf colaadeed ku qaaday Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degmada Ceel Buur.

Muungaab oo sheegay in ay talaaba ka qwaadayaan Shabaab la sheegay maalmihii danbe in ay soo galayeen Muqdisho…

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa markii shaaca ka qaaday in magaalada Muqdisho ay ku soo qulqulayaan rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab kuwaasi oo ka soo caraya gobolada dalka.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS