5 entries

Articles Published on April 11, 2014

Dagaallo Khasaare Geystay oo ka dhacay deegaanno ka tirsan G/Galguduud

Dagaallo khasaare nafeed geystay ayaa tan iyo xalay ka dhacayay deegaanno ka tirsan gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasoo u dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee AMISOM oo ka tirsan oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab.

Saraakiil ka tirsan ciidanka Somaliland ah oo tababar loosoo xiray (SAWIRRO)

117 Sarkaal, ayaa Tababar Loogu Soo Xidhay Kuuliyada Cabdilaahi Askar Ee Tababarka Saraakiisha Ciidanka Milatariga Somaliland.

Dadweynaha Hargeysa oo Cambaareeyey xariga Qaar ka mid ah Fanaaniinta

Ciidamadda Amniga Somaliland ayaa madaarka Hargeysa ku xidhay dhawr maalmood ka hor gudoomiyihii Fanaaniinta Xidigaha geeska iyo Fanaanad Ikraan Jaamac oo safar gaaban kaga soo noqday magaaladda Muqdisho.

Xukuumadda F. S. Oo Dowladda Kenya Ugu Baaqday Iney Joojiso Tacadiyada Ay Ku Heyso Muwaadiniinta Soomaaliyeed

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu baaqday in la joojiyo tacadiyada iyo gabood fallada lagula kacayo Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya, kuwaas oo xaalado adag ay soo wajaheen todobaad yadii ugu dambeeyay.

Booqashooyin uu Ku Soo Kala Bixiyey Degmooyinka Bulo Burde Iyo Jowhar:- Ra’iisul Wasaare Cabdiweli War-Saxaafadeed+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Safiirka Djabouti u fadhiya dalka Soomaaliya, iyo Sarakiil ka tirsan Ciidanka ayaa maanta booqasho gaaban ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo BuuloBurde.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS