6 entries

Articles Published on April 8, 2014

Kumannaan Qof oo Somali ah oo weli lagu hayo Garoonka Kasarani ee Nairobi

Kumannaan ruux oo Soomaali ah ayaa lagu hayaa garoonka kubadda cagta ee Kasarani oo ku yaalla magaalada Nairobi, kuwaasoo laga soo qabqabtay xaafadda Islii oo ay daggan yihiin Soomaalida.

Daawo sawirada xuska xasuuqii ka dhacay dalka Rwanda oo lagu qabtay Kigali

Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 20aad ee ka soo wareegatay xasuuqii ka dhacay dalka Rwanda.

Maxkamadda Ciidamada Somalia oo Xukunno kala duwan ku ridday laba Qof

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno xabsi kala duwan ah ku ridday laba qof oo mid ka mid ah uu ahaa askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, kaasoo lagu helay inuu xaday alaabo uu ciidanka booliiska lahaa.

Senior officials voice outrage at killing of two UN consultants in Somalia

 Senior United Nations officials today voiced outrage at the killing of two consultants working for the world body’s arm dealing with drugs and crime who were shot by unknown gunmen in Somalia’s Puntland region.

Golaha ammaanka oo dalbaday in si degdeg ah cadaalad lagu horkeeno ninkii ka dambeeyay dilkii shaqaalaha UNODC

Golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa dalbaday in si degdeg ah cadaalad loo horkeeno ciddii ka dambaysay falkii dilka ahaa ee shalay lagu qaarijiyay shaqaalo ka tirsan hay’ada UNODC.

Ciidamada Jabuuti oo ku hanjabay Bishaan inay ka saarayaan Al Shabaab G/Hiiraan

Taliyaha qeybta Afaraad ee gobolka Hiiraan Ciidamada Jabuuti Cali Cabdoow ayaa ku hanjabay inay inta bishaan ka dhiman uga saari doonaan Al Shabaab gobolka Hiiraan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS