6 entries

Articles Published on April 6, 2014

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka KMG ah ee Jubba oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu soo dhaweynayey madaxweyne ku xigeenka maamulka KMG ah ee Jubba Cabduqaadir Xaaji Maxamed Suldaan Lugadheere, isla markaana warbixin looga dhageysanayeyayaa lagu qabtay magaalada Muqdiso .

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA; “Al-shabaab Cagta ayaan marin doonnaa“

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay cagta marin doono Xarakada Al-shabaab, isagoo xusay in beesha caalamka ay ka gacan-siinayso sidii Al-shabaab ay u soo af-jari lahaayeen.

Gabar dhallinyaro ah iyo Nin Xirnaa dharka ciidamada oo Muqdisho lagu dilay

 Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay degmada Yaqshiid gabar dhallinyaro ah oo dhawaan ka baxday mid ka mid ah jaamacadaha Muqdisho, iyadoo sidoo kalena nin xirnaa dharka ciidamada ku toogteen degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir askar ka tirsan ciidamada dowladda.

Doorashadii Musharaxa Xaafadda 60B oo lagu Guuleysan Waayay (SAWIRRO)

Tartanka xisbiga dimuqraadiga uu kusoo bixi lahaa ruuxa u matalaya xisbiga dimuqraadiga kursiga xaafadda 60B ayaanay jirin cid ku guuleysatay, iyadoo tartanka uu u dhexeeyay, Phyllis Kahn oo ahayd haweenay 42-sano kursiga baarlamaanka gobolka Minnesota kasoo galaysay xaafadda 60B oo ay deggen yihiin Somali fara badan iyo Maxamuud Nuur oo ah musharax Soomaali ah; dhawaanna ku guuleystay kursi golaha maamula iskuulada Minneapolis.

Saraakiil Tababar ku soo Dhameystay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dib ugu soo laabtay dalka

Waxaa maanta oo dalka dib ugu soo laabtay ciidamo gaar ah iyo saraakiil lagu soo tababaray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ciidamadaas oo loo soo tababaray ilaalinta Madaxtooyada Qaranka iyo goobaha muhiimka ah ee dowladda.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS