6 entries

Articles Published on April 4, 2014

Dawlada Mareykanka oo ka digtay weeraro ay Al Shabaab ka geysato dalka Burundi

War kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa waxay dadkeedsa uga digtay inay safaro ku tagaan wadanka Burundi oo ka mid ah wadamada ay ciidamada Soomaaliya ka joogaan waxaana ay u sababaysay in Xarakadda Al-Shabab ay diyaariyeen weeraro ay dalkaasi ku qaadaan.

Al-Shabaab oo ka dalbaday beelaha ku dhaqan Shabeelaha Hoose in dagaalada kala qeyb qaataan

Al-Shabaab ayaa ka codsaday beelaha ku dhaqan Gobolka Shabeelaha Hoose inay kala qeyb qaatana dagaalka ay kula jiraan ciidamada dowladda iyo AMISOM oo maalmihii u dambeeyay la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka.

BELGIUM: Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Lagu Bannaanbaxay (SAWIRRO)

Mudaaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka dhacay Arbacadii doorraad ahayd afaafka hore baarlamaanka Midowga Yurub oo ku yaalla magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium.

Daawo sawiradda:Madaxweyne Xasan Shiikh oo xariga ka jaray safaaradda Somalia ee Belgium

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray safaaradda Soomaaliya ee dalka Beligum oo dhawaanahan uu ka socday dayactir, waxaana ay noqonaysaa safaaraddii ugu horreysay oo Somali ay leedahay oo la dayactiro.

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Gudi wasiiro ah oo baara Khilafka u dhexeeya Puntland iyo Dowladda Dhexe

Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta guddi wasiiro ah u saaray sidii xal looga heli lahaa baarisna loogu samayn lahaa qodobada ay isku hayaan Puntland iyo Dowladda uu madaxwaynaha ka yahay Xasan Shiikh Maxamuud.

Boqorka Wadanka Malaysia oo Waraaqaha Safiirnimo ka Guddoomay safiirka Soomaaliya ee Dalkaasi +Sawiro

 Boqorka Wadanka Malaysia Sultan Abdul Halim Mu'adzam Shah ayaa waraaqaha Safiirnimo ka guddoomay Safiirka Soomaaliya uu fadhiya Dalka Malaysia Mr. Nuur Farah Hersi, oo u wehliyo Qunsulka guud ee Safarada Somaliyeed Mr. Jabril Mohamed Sheikh Osman. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS