182 entries

Articles Published in March, 2014

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

Qarax manta Muqdisho lagula eegtay AMISOM

Qaraxyo miino ayaa maanta si kala gaar gaar ah waxaa lagula beegsaday ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa, iyadoo la soo sheegayo in qaraxyadaas ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.

Daawo sawiradda: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay uganda abaal badan u hayaan shacabka Soomaaliyeed

Maddaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Ugandha oo ay wehliyeen saraakiisha AMISOM, kuwaasoo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

First woman of Somali descent joins St. Paul Police Department

In Somali culture, women don't strive to become police officers, Kadra Mohamed said. On Saturday morning, Mohamed was recognized as the first Somali-American woman to join the St. Paul Police Department, a move made possible by the department's announcement that it has approved an option for employees to wear a police-issued hijab.

Dowlada Uganda oo ciidan qaas ah u soo dirtay Soomaaliya iyo AMISOM oo si kulul ugu hadashay

Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay ciidammo gaar ah u soo dirayso Soomaaliya, kuwaasoo la shaqey doona Qaramada Midoobay, iyadoo taliska AMISOM uu arrintan si adag uga jawaabay.

Maamulka KMG ah ww Juba oo sheegay in ay Dakada magaalada kismaayo ay lamid tahay Boosaaso iyo Barbara.

Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa sheegay in heshiiskii Addis Ababa ee ay bishii Agosto ee sanadkii hore ay la saxiixdeen dowladda Soomaaliya uu ka fashilmay dhinaca dowladda, kadib markii ay ku eedeeyeen inay fulin waayeen qodobo ku jiray heshiiska.

Gudoomiyaha dhawaan galka ah ee maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inuu la imaanayo isbedel

Guddoomiyaha dhawaan loo magacaabay maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa ka sheegay kulan lagu taageerayay oo Muqdisho ka dhacay inuu isbedel weyn kusoo kordhin doono magaalada Muqdisho.

Shabaab oo weerartay saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin duleedka Beledweyne

Dagaal u dhaxeeyay ciidanka dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa habeenkii Axadda ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Danjire Kay oo ka hadlay shirarka kala duwan ee Baydhabo ka socda

Hadal qoraal ah oo uu soo saaray danjiraha UN-ka ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayuu kaga hadlay shirarka maamul-dhisidda ee ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Madoobe Nuuunow oo loo doortay madaxweynaha maamulka koofur galbeed ee Soomaaliya.

Madoobe Nuunow Maxamed ayaa wuxuu maanta ku guuleystay tartanka madaxtinimada ee maamulka koonfur galbeed, oo maanta ka qabsoomay magaalada Baydhabo.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS