Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka aan idiin heyno waxa ka mid ah:shabaab oo go,doon ka dhigay ceel buur ciidamana dhoobay inta u dhaxeyso Dhuusa Mareeb iyo Ceelbuur misaaniyada Sanada 2014-2015 oo bid u dhacay iyo warar kale iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadkii tagay iyo Soomaaliya

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka dhacdooyinka iyo soomaaliya tagay todobaadkii warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS