6 entries

Articles Published on March 29, 2014

Uhuru Kenyatta oo Soomaalida ka dalbaday inay Argagaxisada la dagaalamaan

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa Jimcihii shalay la kulmay bulshada Soomaaliyeed ee Kenya ku nool, isagoo ka dalbaday inay qayb ka qaataan dagaalka lagula jiro wuxuu ugu yeeray argagaxisada. Isagoo xusay in aanay jirin cid lagu faquuqayo diinta ay aamisan tahay.

Xarakada Al-shabaab oo Toogatay dhallinyaro ay ku eedeeyeen Jaajuusnimo

Xarakada Al-shabaab ayaa degmada Baraawe ku dilay saddex ruux oo ay ku eedeeyeen inay basaasiin ahaayeen ayna la shaqeynayeen hay'adda nabadsugida dowladda Soomaaliya.

Xoogag ka tirsan Al-Shabaab oo qabsaday inta u dhaxeysa Dhuusa Mareeb iyo Ceelbuur

Wararka laga helaayo Gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanada u dhaxeeya Dhuusa Mareeb iyo Ceelbuur, halkaasoo ay horay u soo mareen Ciidamada AMISOM ee Itoobiya ka socda iyo ciidamada Milateriga ee la wareegtay degmada Ceelbuur.

Ciidamo Boolis iyo Nabadsugid oo la geeyay degmada Qoryooley

Ciidamo Boolis iyo Nabadsugid ayaa la geeyay degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasoo todobaadkii hore ay la wareegeen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Wasiiradii Hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya oo maanta ka mid noqotay Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia

Wasiiradii hore ee Arimaha Dibada Soomaaliya Foysiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa Maanta si rasmi ah uga mid noqotay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii loo dhaariyay xilkaasi.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS