6 entries

Articles Published on March 23, 2014

Raiisul wasaraha soomaliya oo sheegay in safarkii Shaqo ee swezar uu ku soo dhamaaday guul

Raiisul wasaaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu guul ku soo dhamaaday Safarkii shaqo ee ay ku joogeen Dalka Switzerland isaga iyo wafdi uu hogaaminaayay.

Waa sidee xaaladda Qoryoley oo shalay laga qabsaday kooxda Al-Shabaab?

Xaalada Degmada Qoryooleey ee Gobalka Shabeelaha hoose, ayaa saaka degan, halkaasi oo shalay ay gacanta usoo gashay ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay si qab qabsi iyo khilaaf curyaamiya howlaha dalka ka socda

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ka hadlayay kalfadhigii afaraad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay is qab qabsi soo kala dhex gala dowladda, xilli ay soo baxayaan guux iyo hadal heyno la xiriira mooshin ay wadaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Ciidamada Ruushka oo la wareegay Saldhigyo ciidan ay lahaayeen Ciidamada Ukraine

Ciidamada dalka Ruushka oo wata dabaabadaha dagaalka, ayaa xoog ku galay xarun milatari oo ay ciidamada cirka ee Ukraine ku leeyihiin meel u dhow magaalada Sevastopol ee gobolka Crimea.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

War Deg Deg Ah Shariif Xasan oo loo diiday in uu galo Baydhabo iyo Dibad bax looga soo horjeedo oo hada socda

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano kale oo la socday loo diiday in ay gudaha u galaan Magaalada Baydhabo .
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS