6 entries

Articles Published on March 22, 2014

Taliye cusub oo loo magacaabay Ciidamada daraawiishta Puntland ee aagga Gala-gala, kadib dilkii Taliyihii hore

Taliye cusub ayaa loo magacaabay ciidamada daraawiishta ee ku sugan aagga Gal-gala ee dagaalka kula dagaalyahanada Shabaab, kadib dilkii 17-kii bishan duleedka Boosaaso loogu geystay Taliyihii hore Col. Jaamac Saciid Afgaduud.

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo kaabiga u saaran degmada Khoryooley ee Gobolka Sh/Hoose

Ciidamada huwanta oo ku hubeysan gaadiidka gaashaaman ayaa kaabiga u saaran degmada Khoryoole, kadib markii ay gaareen duleedka degmadaas, waxaana socda diyaar garowgii u dambeeyay oo ay ku doonayaan inay in saacadaha soo socda ay gudaha u galaan.

War Dag Dag ah:Dagaalo ka qarxay meel aan sidaasi ugu fogeen Qoryooley oo saakay ay weerareen Ciidanka Dowlada iyo Amisom.

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo is-bahaysanaya ayaa saaka aroortii duullaan ku qaaday degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellada Hoose oo ka mid ah degmooyinka ay maamusho Al-shabaab.

Ahlusuna oo beenisay in askarteeda lagu biiriyey ciidanka xoogga dalka

Iyadoo shalay wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Somaliya Mudane C/llaahi Goodax Barre uu sheegay inaysan jirin ciidan Ahlusuna katirsan oo ka howlgala gobollada dalka Somaliya ayaa waxa arintaas ka hadlay Ahlusunada gobollada dhexe. 

Is bedelka Gudoomiyaasha degmooyinka G/Banaadir oo bilowday iyo Gudoomiye xil laga qaaday (Warbixin)

Iyadoo uu socdo qorshayaal is bedelo ballaaran loogu sameynayo Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ee muddo sanado xil soo hayay, ayaa waxaa maalmo ka hor xil ka qaadis lagu sameeyay Gudoomiyaha degmada Shibis.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS