6 entries

Articles Published on March 19, 2014

Weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Jaamacadda Kismaayo

Dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ku taal duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, halkaasoo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamada maamulka Jubba iyo kuwa AMISOM.

Madaxweyne Xasan oo booqday Askartii ku dhaawacamay Weerarkii xalay ka dhacay Buulo-burte (SAWIRRO)

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamud oo maanta booqday askartii kusoo dhaawacmay qaraxii xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ayaa ammaanay askarta kuna bogaadiyay geesinimadooda iyo dhiiranaantooda.

Al-Shabaab oo sheegtay Nin Soomaali Norwegian oo ka mid ahaa ragii fuliyay weerarkii Buulo Burde

Al-Shabaab ayaa baahisay nin Soomaali Norway ahaa uu ka mid ahaa kooxihii fuliyay weerarkii habeen hore lagu qaaday degmada Buulo Burde.

Howl gallo Ciidamada dowladda iyo AMISOM saaka ka wadaan jidka Warshadaha

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howl gallo ballaaran ka wada qeybo ka mid jidka Warshadaha, iyadoo howl galkan uu saameeyay isu socodkii dadka iyo gaadiidka.

Ciidamada XDS Iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanka Fiidoow Ee G/Hiiraan

Ciidamada DFS oo garabsanaaya kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Fiidoow oo dhaca xadka kala qeybiyo gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Al-Shabab oo Weerartay Dagmada Buulo burde ee Gobalka Hiiraan

Goobjoogayaal ku sugan magaalada Buuloburde ayaa idaacadda VOA u sheegay in ugu yaraan 11 askari ay ku dhinteen 20 kalena ay ku dhaawacmeen weerar saacadihii hore ee saaka ay ururka akl-Shabab ku soo qaadeen magaalada.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS