7 entries

Articles Published on March 15, 2014

Maraykanka oo malaayiin doollar ku raadinaya saddex sarkaal oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab

Dowladda Maraykanka ayaa malaayiin doollar u ballan qaaday ciddii gacan ka geysata soo qabashada ama sidii loo xukumi lahaa saddex sarkaal oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

PAKISTAN: gabar is gubtay kaddib markii la sii daayey kuwii kufsaday

Gabar dhallinyaro ahayd una dhalatay dalka Pakistan ayaa u geeriyootey gelinkii dambe ee shalay dhaawac kasoo gaaray dab ay is qabadsiisay, kaddib markii ay maxkamadi sii deysey afar nin oo ku eedeysnaa inay kufsi-wadareed u geysteen.

Cali Dheere "oo muda ka dib ka hadal hadal ku aadanaa in duqeen lagu dilay

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta ku hadasha Afka Shabaab waxaa uu kaga hadlay wararka la isla dhex marayay iyo sheegashadii dowladda Kenya ee ahaa inuu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray duqeyn bishii Janaayo ka dhacday Gobolka Gedo.

Dagaal ka soo cosboonaaday Qeeba ka mid ah Hiiraan

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo Xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Buulo Burde, habeen kadib markii ciidamada huwanta gelinkii dambe ee khamiisti ay qabsadeen degmadaas muhiimka ah.

Taliyaha Booliska oo lagu qash-qashaaday diyaaradaha UN-ka, si caro lehna diyaarad Rakaab u raacay

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Jen. C/xakiin Dahir Saciid (Saacid) iyo saraakiil ka tirsan ciidamada booliska oo shalay diyaarad gaar ah ay ka qaadi laheyd garoonka diyaaradaha aadan cadde ayaa si caro leh uga baaqsaday.

Wararkii Ugu Dambeeyay Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qaaday Hotelka Makala Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS