6 entries

Articles Published on March 13, 2014

Mareykanka oo Taageeray Howlgallada ka socda Koonfurta Somalia

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay howl-gallada wadajira ah ee ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay sida wadajirka ah uga wadaan gobollada Koonfurta Soomaaliya.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo saakay u anba bay Addis Ababa

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga qeyb geli doono shirka 25aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD.

Hiba Nura: Late Mohamed Suleiman to be laid to rest in Mogadishu

A top official in the Somali National Arts and entertainment industry Hiba Mohamed (Hiba Nura) has announced that Somali government was planning to conduct a national funeral service for the late legendary singer Mohamed Suleiman Tubeec who died at a German hospital early on Tuesday morning.

Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Itoobiya oo u soo ruuqaansaday Buulo Burde iyo Isgaarsiinta Beledweyn oo go'an

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo isugu jira Ciidamada Jabuuti iyo Itoobiya ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ka wada wadada isku xirta Beledweyn iyo Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan.

Col. Xumad oo ka Jawaabay hadal ka soo yeeray Askari AMISOM ah

Iyadoo askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM oo u dhashay dalka Burundi uu maalin ka hor sheegay in AMISOM aysan doonayn in laga taqaluso Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa jawaab ka bixiyay afhayeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad.

Al shabaab oo Manata laga saaray Tuulooyin Hoostaga buulo burte iyo isgaarsiinta Beledweyne oo Maqan.

Wararka ka imaanaya Magaalada beledweyne Ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Saaka Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM Ee iska kaashanaya la dagaalanka al shabaab ay Gacanta al shabaab ka saareen Deegaano Hoos Taga Degmada Buulo Burte Ee Gobolka Hiiraan oo al shabaab Horay u maamulayeen Waxaana ay  Ciidanku ku sii Siqayaan Goobo Hor leh .
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS