7 entries

Articles Published on March 2, 2014

Gabar Soomaaliyeed oo ka mid noqotay Saraakiisha Booliiska Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka

Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ayaa ka mid noqotay saraakiisha booliiska magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota, iyadoo sheegtay inay ku faraxsan tahay inay ka mid noqoto saraakiisha booliiska magaaladaas.

Doowo sawiradda:Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku tagay isutaga Imaaraadka Carabta,

Ra'iisul Wasaaraha Sooaamliya C/wali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Abu Dhabi ee isutaga Imaaraadka Carabta, kadib markii uu ka helay martiqaad rasmi ah.

Koox ku hubeysan mindiyo oo dad ku laayay goob laga raaco tariinadan

Rag ku hubeysan mindiyo ayaa ku dilay 27 ruux 109 kalana ku dhaawacay xarun laga raaco tareenada oo ku taal magaalada Kunming koofur Bari dalka Shiinaha.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

Qarax manta Muqdisho lagula eegtay AMISOM

Qaraxyo miino ayaa maanta si kala gaar gaar ah waxaa lagula beegsaday ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa, iyadoo la soo sheegayo in qaraxyadaas ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.

Daawo sawiradda: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay uganda abaal badan u hayaan shacabka Soomaaliyeed

Maddaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga difaaca iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Ugandha oo ay wehliyeen saraakiisha AMISOM, kuwaasoo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

First woman of Somali descent joins St. Paul Police Department

In Somali culture, women don't strive to become police officers, Kadra Mohamed said. On Saturday morning, Mohamed was recognized as the first Somali-American woman to join the St. Paul Police Department, a move made possible by the department's announcement that it has approved an option for employees to wear a police-issued hijab.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS