Allaha U naxariistee, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, waxa uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Maniples ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu in muddo ah ku xanuunsanayey, waxa uu u geeriyooday xanuunka sanbabada ah.