5 entries

Articles Published on February 26, 2014

Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo jeediyay Khudbad ku aaddan weerarkii madaxtooyada

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa jeediyay khudbad ku aaddan weerarkii Villa Somalia lagu qaaday Jimcihii lasoo dhaafay, taasoo uu kaga hadlay arrimo badan.

Haweeney Toogatay Ninkeeda oo u shaqeynayay Dowladda Somalia

Haweeney ayaa toogasho ku dishay saaka aroortii hore seygeeda oo u shaqeynayay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya.

Gen, Gaafoow Oo Ka Warbixiyay Sida Uu U Dhaqan Galay Nidaamka Cusub Ee Qaadashada Baasaboorka.

Hoggaanka socdaalka iyo jinsiyadaha dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixyay sida uu u dhaqan galay mashruuca cusub ee qaadashada Baasaborka iyo  kaararka aqoonsiga muwaadinimo ee dalka.

Wafdiga Ka Socda AMISOM Oo Dhanka Jinsiga Qaabilsan Oo Gaaray Beladweyne

Wafdigan oo ka socday Xafiiska Garabka Haweenka ama jinsiga (Gender) ee AMISOM ayaa  gaaraya ilaa 10 xubnood waxaana ay gaareen  Magaalada Beladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dowlada Soomaaliya iyo QM oo manta hishiis kala sixiixday

Muqdisho 26- Feb- 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa hortiisa lagu saxiixay heshiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey. Heshiiska ayaa waxaa kala saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibedda C/Raxman Ducaale Beyle iyo Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicolas Kay.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS