6 entries

Articles Published on February 23, 2014

Dhageyso:Xukuumadda oo soo Saartay Go'aanno la Xiriira Amniga Muqdisho

 Ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo xalay lagu soo gaba-gabeeyay xarunta madaxtooyada Soomaaliya, kaasoo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin qorshaha dhanka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya iyo ka-hortagga falalka argagixisanimo ee kooxaha nabadda ka soo horjeeda ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed.
Halkaan ka dhageyso

Madaxweynaha oo ka qeyb galay sanad-guurada 44aad ee Ciidamada Asluubta (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda Asluubta Soomaaliyeed oo maanta lagu qabtay xarunta Taliska Ciidamadda Asluubta ee magaaladda Muqdisho.

Dibad Bax looga soo horjeeda Shabaab ayaa manta waxa uu ka dhacay Dagmada Xamar Jajab.

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo falalka gurracan ee maleeshiyaadka Shabaab ay ka wadaan dalkeenna ayaa ka socda magaalada Muqdisho.

Ra'iisul Wasaare Saacid "Waan ka Tacsiyaynayaa Khasaarihii Weerarka Argagixisadu ku Qaaday Madaxtooyada Dalka"

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Ugu horeyn, waxaan dhaleecaynayaa weerarka iyo xasuuqa waxashnimadaa ee ay kuwa nabad-diidka ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

PM Abdiwali attends the funeral service of his permanent secretary Mohamud Hersi Abdulle:“promising defeat for the terrorists”

H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, member of his Cabinet and civil society members today attended the funeral service of the Permanent Secretary, Office of the Prime Minister, who was killed in yesterday’s cowardly attack.

WARKA AXADNIMO EE WARBAAHINTA SAGAL

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS