5 entries

Articles Published on February 17, 2014

Haweeney Caan ah oo xalay kooxo Hubeesan ku dileen Magaalada Muqdisho

Kooxo Hubeesan aan heebtooda la garan ayaa Habeenkii xalay Isgooska SOS ee Degmada Hiliwaa waxa ay ku dileen Haweeey halkaasi caan ka aheed in mudo ahna jaad ku iibin jirtay Isgooska SOS.

Ciidamadii Milatariga ee la ruqseeyay oo la sheegay in qaarkood Shabaab ku biireen halka kuwa kalana ay Tuugnimo bilaabeen

Gaashaanle dhexe Geelle Faarax oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee dhawaan shaqada laga fariisiyay ayaa sheegay in qaar kamid ah Ciidamadii dhawaan la ruqseeyay in ay ku biireen Al-Shabaab.

Daawo Sawirada "Aktar Soomaaliyeed oo markii ugu horeesaay ku guuleestay Abaal marinta BAFTA

Barkhad Abdi oo ah Jilaa Soomaaliiyeed oo kaalin weyn ku lahaa Filimkii caan baxay ee Burcad Badeeda Somaalida looga hadlayay ayaa ku guuleestay abaalmarinta Qaaliga ah ee BAFTA .

Mas'uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ka bad-baaday qarax gaarigiisa loogu xiray

Mas'uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka bad baaday waxyaabaha qarxa oo gaarigiisa lagu xiray, iyadoo ciidamada booliska iyo kuwa miino baarista ay qarxiyeen waxyaabihii gaarigiisa loogu xiray.

Diyaarad Itoobiya leedahay oo la afduubtay, markii ay ka soo kacday Addis Ababa

Diyaarada Itoobiya Airlines oo ka soo duushay magaalada Addis Ababa, kuna socotay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa la afduubtay, iyadoo lagu qasbay diyaarada inay ku degto magaalada Geneva ee dalka Switzerland.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS