Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

warka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:madaxweynaha Soomaaliya ayaa manta dalka dib ugu soo laabtay isaga oo ka hadlay safarkiisa iyo howl galka lagu wado in dalka laga sameeyo dowlada Soomaaliya oo beenisay war bixintii kooxda munitar gurub ee aheed in hubka dowlada laga iidiyo shabaab iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS