5 entries

Articles Published on February 12, 2014

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray Guriceel

Ciidamo ka socdo AMISOM ayaa xalay gaaray deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud, sida uu Bar-kulan u xaqiijiyay maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ee dalka.

Axmed Madoobe oo taageeray Maamulka saddexda Gobol ee lagu dhisayo Baydhabo

Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe ayaa taageeray Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee qorshihiisa yahay in saddex gobol lagu dhiso, iyadoo shir kale oo lagu dhisayo lix gobol uu ka socdo magaalada Baydhabo.

Masuul Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Muqdisho Lagu Qaarijiyay

Warar aanu heleyno ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay xalay ku dileen degmada Heliwaaee gobolka Banaadir madaxii caafimaadka maamulka degmadaasi.

ONLF “Sida aan ula dagaalano Gumeysiga Ethiopia ayaan ula Dagaalameynaa Maamulka Guriceel”

Masuul  u hadlay Jabhada ONLF ee ka dagaalanta deegaanada Somaliya xoogga uga heysato Itoobiya ayaa waxa uu eedeyn kulul ujeediyey Maamulka Ahlusuna waljamaaca ee kataliya qeybo katirsan gobolka G/gaduud ee baratamaha Soomaaliya.

Madaxtooyada Soomaaliya oo Ka Hadashay Jiritaanka Geerida Madaxweynaha Soomaaliya “Sii Akhri”

Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya eng Yariisow ayaa beeniyay wararka la isla dhex qaadayay tan iyo saaka ee ahaa inuu geeriyooday M/weynaha Soomaaliya Md Xasan Sh, Max’ud.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS