Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

wararka aan didiin heyno waxa ka mid ah:Ergayga midawga Africa ee Soomaaliya oo sheegay in aysan Ciidamka kenya ka baxeeyn soomaaliya Kulan ay muqdisho ku yesheen Wasiirada Arima dibadeedka Somalia iyo Burundi iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS