5 entries

Articles Published on February 9, 2014

Madaxweyne Xasan Sheekh "Burundi Waa Wallaalo dhab ah oo naftooda noo huray" (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ammaanay doorka Brundi oo uu sheegay inay yihiin Wallaalo dhab ah.

KENYA: ciidamada ammaanka oo qabtay saddex qof oo laga shekiyey

Ciidamada dalka Kenya ayaa gelinkii dambe ee shalay oo Sabti ahayd ku qabtay meel u dhow magaalada Mandheera, saddex nin oo looga shekisan yahay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
Halkaan ka dhageyso

Dowladda Japan Oo Qalab Xafiiseed Ku Wareejisay Taliska Booliska Soomaaliya “Sawirro”

Wafdi ka socda dowladda Japan ooo dalka soo gaaray ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejiyay taliska ciidanka booliska

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Qaabilay Dhiggiisa Wadanka Burundi “Sawirro”

Muqdisho, February 09 , 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Burundi H.E. Laurent Kavakure oo ay ka wada hadleen Xiriirka u dhaxeeya labada dal iyo arrimaha ammaanka dalka .
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS