Ku: Saaxiibadda qaaliga ah iyo taageerayaasha radio sagal.

Waxaan ka xumahay in aan soo diro warka ku saabsan in  xafiisyadda radio sagal iyo weliba qeybta istuudiyaha duubista  4151ee cajaladaha keydka iyo dikoorkuba  ay gabbi ahaanba ku gubatay dab qabsaday markii ay taariikh ku beegneed 28 january

Ku: Saaxiibadda qaaliga ah iyo taageerayaasha radio sagal.

Istuudiyahenii tabinta ee wadada waqooyi ahaa ,dabku ma uusan saameyn!!.

Waxa  muhiimada inoo leh ayaa ah in aysan jirin haba yaraatee cid katirsan shaqaalaha  radio sagal oo uu ku dhaawacntay dabka  ama xitaa qof kale oo ku jiray dhismaha .

Ma garan karno waxa sababay dabka hase ahaatee waaxda dab demiska ee degmada dekalb aayaa sameyn doona go’aan ah baaritaanka sababta .

Dabayaaqada todobaadka Radio sagal waa uu sii wadi doonaa watb-am1420 oo macnahedu yahay in uu sii shaqeyn doono websitka ,laakiin nasiib xumo dabku waxaa uu bur buriyay xajmigeenii talinta barnaamijyadda internedka  iyo in la sameeyo barnaamijyadda  talefoonadda gacanta .

Waxaan u shaqeyndoonaa xafiis ku meel gaar ah.

Sidda aad ogtahayba adeegyadda sagal radio waxaa la aas aasay sanadii 1998 si loo diiwaan geliyo macluumaadka loogu talo galay  bulshadda muhaajiriinta ah iyo weliba qaxootiga Atlanta si loo caawiyo  in dadkaasi ay noqdaan  dad isku filan iyadda oo la wargelinayo bulshadeeda kuwa ugu fir fircoon  si looga gudbo  caqabadaha  dhanka dhaqanka warbaahinta  islamarkaana loo daboolo  baahida bulshada qaxootiga ah .

Sagal radio waxaa loo aas aasay waxaa loo aas aasay dhanka luuqadda  wanagsan  iyo isgarsiinta waxbarasho macluumaad mid warbaahin  madadaalo iyo digital ahaan .

Wax soo saarka luuqaadeed waa lix luuqadood

1)            Somali

2)            ingiliish

3)            Sawaaxili

4)            Nebaali

5)            Amharic

6)            Bhutanese

Sagal radio waxaa uu noqday  il wareed can ah  oo waliba ay ku kalsoonyihiin  bulshadda qaxootiga ah iyo soo galootiguba

Noo soo gudbiyo fikradihiina ducooyinkiina iyo weliba sii wadida taageradiina  joogtadda ah  si  aynaan ula kulmin  caqabad ka hor timaada hanaanka dib u dhiska  adeegyadda sagal radio . 

Hussien Mohamed

Agaasimaha adeegyadda sagal radio inc

Section  Somali
Category   Local News
Tags  radio sagal

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS