Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

wararka manta aan idiin heyno waxaa ka mid ah Dagaalo ka dhacay Deegaanada maamulka Puntlan kuwaasi oo u dhaxeeyo Shabaab iyo Maamulka dowlada oo sheegtay in ay wax ka qaban doonta xoolada amaan ee dalka iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  sagalradio warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS