Dhagayso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo Muqdisho ku laabtay Kana warbixiyeey shirkii Madaxda Qarada afrika

Madaxweynaha soomaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay Caasimada soomaliya ee Muqdisho kadib shir uu magaalada Addis ababa uga qayb galay kaas oo ay yesheen Madaxda Qaarada Afrika isla markasna looga hadlayeey Xaalada Sudaan iyo qodobo kale.

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo Muqdisho ku laabtay Kana warbixiyeey shirkii Madaxda Qarada afrika

Xasan sheekh ayaa shegay in Shirkaas uu guul kusoo dhamaaday,isla markaana inta Badan Diirada la saaray xaalada koonfurta Sudaan iyo sidii loo joojin lahaa Colaada kajirta dalkaas.

Madaxweynaha Dowlada soomaliya Xasan sheekh ayaa dhinaca kale sheegay in uu Tacsi kadirayo Geeridii ku Timid alle ha u Raxmadee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ,isagoo shegay in uu ahaa muwaan wadani ah,isla markasna umada somaliyeed ay wada yaqanaan.

 

Section  Somali
Category   Local News
Tag  madaxweynaha

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS