5 entries

Articles Published on February 2, 2014

Iska hor imaad ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ku dhex maray duleedka degmada Balcad

Iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada Maamulka degmada Balcad iyo dadka deegaanka ayaa saakay ka dhacay Tuulo qiyaastii 20-KM dhinaca bari ka xigta oo lagu magacaabo Yaaqle, iyadoo dagaalkan uu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan sheekh oo Muqdisho ku laabtay Kana warbixiyeey shirkii Madaxda Qarada afrika

Madaxweynaha soomaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa kusoo laabtay Caasimada soomaliya ee Muqdisho kadib shir uu magaalada Addis ababa uga qayb galay kaas oo ay yesheen Madaxda Qaarada Afrika isla markasna looga hadlayeey Xaalada Sudaan iyo qodobo kale.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho..
HALKAAN KA DHAGEYSO

Ciidamada Kenya oo bilaabay dhaqaaq ay ku faarujinayaan magaalada Kismaayo

Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM ayaa bilaabay dhaq dhaqaaq ciidan oo ay ku faarujinayaan qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo oo ay saldhigyo ku leeyihiin, iyagoo lagu bedeli doono Ciidamada Sierra Leone.

Ku: Saaxiibadda qaaliga ah iyo taageerayaasha radio sagal.

Waxaan ka xumahay in aan soo diro warka ku saabsan in  xafiisyadda radio sagal iyo weliba qeybta istuudiyaha duubista  4151ee cajaladaha keydka iyo dikoorkuba  ay gabbi ahaanba ku gubatay dab qabsaday markii ay taariikh ku beegneed 28 january
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS