8 entries

Articles Published on January 19, 2014

TALIYE KU XIGEENKA CIIDAMADA BADDA MIDOWGA YURUB EE XEEBAHA SOOMAALIYA OO LA WAREEGAY XAFIISKIISA

Kuxigeenkii taliyaha ciidamada holwgalka Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya Admiral Jean Martens ayaa ku wareejiyay xilkaaasi Admiral Bartolomé Bauzá oo u dhashay dalka Spain, waxaana xil wareejintaasi ay ka dhacday magaalada London.

Dowladda Sucuudiga oo dayactir ku bilowday isbitaalka guud ee degmada Afgooye.

Dowladda Sacuudiga ayaa maanta oo sabti ah  dayactir ku bilowday ispitaalka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose, oo wax dayactir ah helin  23-kii sano ee la soo dhaafay.

Wadahadallada Somaliland iyo Somalia oo maanta soo xirmaya

Waxaa maanta lagu wadaa in uu soo idlaado wejiga saddexaad ee wada-hadalladii Soomaaliya iyo Somaliland dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay uga soconayey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Munaasabad Lagu Xasuusanayay Allaha u Naxariiste Aw Jaamac Cumar Ciise oo Lagu Qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Munaasabad balaaran oo lgu xasuusanyay allaha u naxariistee qoraa Aw Jaamac Cumar Ciise laguna soo bandhigayay buugaag  ku qoran afka soomaaliga oo ay qoreen qooraayaal soomaaliyeed ayaa shalay galabtii lagu qabtay xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Munaasabad Lagu Xasuusanayay Allaha u Naxariiste Aw Jaamac Cumar Ciise oo Lagu Qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Munaasabad balaaran oo lgu xasuusanyay allaha u naxariistee qoraa Aw Jaamac Cumar Ciise laguna soo bandhigayay buugaag  ku qoran afka soomaaliga oo ay qoreen qooraayaal soomaaliyeed ayaa shalay galabtii lagu qabtay xaafada Islii ee magaalada Nairobi.

Haweeney Soomaali ah oo ku geeriyootay qarax ismiidaamin ka dhacay maqaaxi ku taal Kabul

Haweeney Soomaali ah oo u shaqeyneysay Hey'adda UNICEF ayaa ku geeriyooday qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday maqaaxi caan ah oo ku taal magaalada Kabul ee dalka Afghanistaan.

Weriye caan ah oo ka tirsanaa Telefishinka BBC-da oo geeriyoodey

Waxaa magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ku geeriyoodey weriye caan ahaa oo ka tirsanaa BBC-da qaybta layska arko ee la hadasha caalamka.

Dhageyso warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS