Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

wararka manta ee radio sagal waxaa ka mid ah Cabdiwali gaas oo shegay in dowlada laga doonaayo in ay bixiso balan qadkii ahaa halka malyan  ahlu suna oo sheegtay in ay jartay xiriirki dowlada iyo sido kale barnaamijkii dhacdooyinka todobaadkii tahay iyo soomaaliya iyo warar kale

Section  Somali
Category   Local News
Tags  barnaamijka iyo sagal warka

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS