5 entries

Articles Published on January 18, 2014

Gaas oo sheegay inay dowlada ka dhowrayaan lacagtii ay balanqaaday

Madaxweynaha cusub ee Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa hadal uu jeedinayay ku sheegay inay wali Puntland ka dhowrayso dowladda faderaalka Soomaaliya ballan-qaadkii halka milyan ee doollar ahaa oo ay u ballanqaadday Puntland markii deegaanno ka mid ah Puntland ay ku dhufatay duufaanta sannadkii hore.

Olole ka dhan ah Golaha Wasiirada cusub oo ka socda Hotelada Muqdisho

Olole ka dhan ah Golaha Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay habeen hore Ra'iisul Wasaare C/wali Sheekh Axmed ayaa ka socda qaar ka mid ah Hotelada ku yaal magaalada Muqdisho, halkaasoo ay is uruursi ka wadaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Magacyada Ajaanib Ku Geeriyootay Duqeyn Dhawaan Ka Dhacday Gobolka Gedo Oo La Soo Bandhigay

Dowladda Kenya ayaa soo dhandhigtay magacyada horjoogayaal ajaanib ah oo ku geeriyoodey duqeyntii diyaaradaheeda ay dhowaan ka fuliyeen deegaanno katirsan Gobolka Gedo.

Wada hadaladii u dhaxeeyay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo maalintii 3aad galay

Wada hadaladii u dhaxeeyay ergooyinkii ka kala socotay dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa galay maalinkii saddexaad, iyadoo labada dhinac ay muujiyeen is faham iyo isu soo dhowaan muhiim ah.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijkii dhacdooyinkii toddobaadkii tagay ee Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Halkaan ka dhageyso
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS