6 entries

Articles Published on January 16, 2014

Tarsan "Shirkadii u hogaansata amarka Shabaab ee Internet-ka dalka kama shaqeyn doonto"

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa ugu hanjabay shirkadaha isgaarsiinta ee dalka cidii u hogaansanta amarkii Al-Shabaab ee ku saabsanaa mamnuucista Adeega Internet-ka aysan dalka oo dhan ka howl galeyn.

Ururka Alshabaab oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay Mahaday iyo gaadiid lagu soo bandhigay B/burte (Sawiro)

Ururka Alshabaab ayaa ka hadlay dagaalo qasaare geystay oo xalay ka dhacay degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe. 

Xubna barlamaanka ka mid ah oo Gaaraya ilaa 100 kuwaasi oo wali diidan soo laabashada.

Magaalada muqdisho ee xarunta dalka soomaaliya waxaa manta kulan ku yeeshay xubno ka mid ah Barlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo si aad ah kaga soo horjeeda soo laabashada xubno ka tirsanaa xukuumadii ore ee R/wasaare Saacid.

Dowladda Somalia oo ka hadashay Afduubyada loo Geysto Ajaanibta

Dowladd Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay ajaanibta dalka ku sugna oo qaarkood la afduubay, iyadoo sheegtay in ajnabigii aan dowladda u diiwaan-gashnayn wixii ku dhaca aysan mas’uul ka ahayn.

Wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo maanta ka bilaabanaya dalka Turkiga

Wajigii 3aad ee wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo wada hadalada maanta labada dhinac u furmayo uu ka adag yahay kuwii horay u dhex maray.

Ururka Midowga Afrika oo sheegay in Itoobiya ay ku biirayso AMISOM

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay si rasmi ah uga mid noqon doonaan dhawaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, taasoo lagu sheegay in lagu kordhinayo tirada ciidamadan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS