7 entries

Articles Published on January 12, 2014

Danjire Nicholas Kay oo ka digay in la carqaladeeyo Amniga Puntland

Ergayga Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa sheegay in doorashadii Puntland ay ahayd mid ku dayasho mudan oo ku dhacday si nabadgalyo ah, isagoo ka dalbaday madaxweynaha cusub ee la doortay inuu qaado tallaabooyin lagu xaqiijinayo ammaanka Puntland.

Maamulka G/Hiiraan Oo Muwaafaqo Dhex Dhigay Beelo Ku Dagaalamay Deegaanno Ka Tirsan Gobolkaasi

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada AMISOM ayaa ku guuleystay in ay heshiis kala dhex dhigaan Laba maleeshiyo beelood oo dhawaan ku dagaalamay deegaanno ka tirsan gobolkaasi.

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo howl galo ka wada Xaafad uu xalay Iska hor imaad ka dhacay

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howl galo ka wada Xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid, halkaasoo xalay iska hor imaad uu ku dhex maray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.

Midowga Afrika Oo Balan Qaaday In Uu Si Buuxda U Taagerayo Xukuumadda Cusub Ee La Soo Dhisi Doono

Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliyaa ayaa ballan qaaday in AMISOM ay si buuxda u taageereyso xukumadda cusub ee la soo dhisi doono,  isagoo ka codsaday shacabka iney taageeraan dowladooda.

Maamulka Somaliland oo sheegay in 16-ka bishan uu furmayo wada hadalkii u dhaxeeyay Soomaaliya

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo socda uu dib u bilaaban doono wada hadalka u dhaxeeyay iyaga iyo dowladda Soomaaliya, kadib markii tiro dhowr jeer wada hadaladaas dib loo dhigay.

FBI-da Mareykanka oo sheegtay inay geeriyoodeen dhamaan kooxihii weeraray Westgate

FBI-da Mareykanka ayaa sheegay inay geeriyoodeen dhamaan kooxihii weeraray xarunta ganacsiga ee Westgate ee magaalada Nairobi, kaasoo ay ku dhinteen 67-ruux weerar lagu qaaday 21-kii bishii September ee sanadkii hore.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS