8 entries

Articles Published on January 9, 2014

Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasiisul Wasaaraha oo ka qeyb galay Sanad-guurada Nabadsugida qaranka (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii 44aad ee Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA) ayaa sheegay in Hey'adda Nabadsugida ay hormuud ka tahay amniga iyo nabadeynta Soomaaliya.

SAACID: “Waxaan soo dhaweynayaa isbadalka ka dhacay Puntland”

 Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu soo dhaweynayo isbedelka ka dhacay Puntland, isagoo hambalyo u diray, madxweynaha la doortay iyo ku xigeenkiisa iyo weliba shacabka Puntland.

Naadiga Badbaado Qaran oo u hambalyeeyay Madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr. Cabdiwali Gaas (Sawirro)

Naadiga Badbaado Qaran oo ay ku bahoobeen Golihii Wasiirada ee xukuumadii kumeel Gaarka ahayd ee uu Ra’iisal Wasaaraha ka ahaa Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo taageerayashooda ayaa kulan ay isugu yimaadeen Naadiga Badbaado oo Muqdisho ka dhacay waxa ay u hambalyeeyeen Madaxwaynaha cusub ee Maamulka Puntland Dr. Gaas oo ku guulaystay doorashadadii ka dhacday maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland.

Mas'uul ka tirsan dowladda oo ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray oo ka dhacay Mudisho

Mas'uul ka tirsan dowladda ayaa ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray oo  ku qarxay nawaaxiga Isgoyska Tarbuunka ee degmada Hodan.

Maraykanka oo ka Hanbalyeeyay Doorashadii Puntland

Afhayeenka wasaarada arimaha dibada Mareynkanka ee Africa u qaabilsan Will Stevens, ayaa war uu soo saaray wuxuu ku sheegay in Dowlada Mareynkanka ay soo dhaweyneyso Doorashadii sida dimuqraadiyada ah ay ku dheehan tahay ee shalay ka dhacay Puntland,kaasi oo lagu doortay hogaamiyaha cusub ee C/wali Maxamed Cali Gaasi.

Al-shabaab Oo Soo Saartay Bayaan Lagu Joojiyay adeegga Mobile Internet-ka

Idaacadda  Al-Andalus Page-keeda Facebook-ga ayaa lagu baahiyay bayaan kasoo baxay  Shabaab oo dalka looga mamnuucay  adeegga  Mobile Internet iyo Fiber Optic oo dhawaan dalka Soomaaliya laga hirgeliyay.

How Much Do You Think You Know About Africa?

 AFRICA AS A CONTINENT- COMPRISES OF EXACTLY – HOW MANY COUNTRIES?55 states are recognized by the AU and the UN as countries.But 54 countries are members of the AU. This is because Morocco pulled out and has refused to join.
How Much Do You Think You Know About Africa?

Latest run down of current happenings in Africa.

SOUTH SUDAN Which became a country July 9, 2011 is on the verge of an all out civil war. The warring parties are negotiating in Uganda and have indicated their willingness for a ceasefire.
Latest run down of current happenings in Africa.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS